Gudida Abaaraha Gobolada Galbeedka Oo Gurmad Deg Deg Ah Gaadhsiiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Kasoo Hayaamay Gobolada Bariga Kuna Sugan Deegaanada Gobolada Galbeedka Somaliland

0
767

Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Gudida abaaraha gobolada galbeedka Somaliland ayaa gurmad deg deg ah gaadhsiiyay dadka ay abaaraha baahsani ku saameeyeen gobolada bariga Somaliland isla markaana kasoo hayaamay kuna sugan deegaanada gobolada galbeedka Somaliland.

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram:Β @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here