Guddida Doorashada Itoobiya Oo Soo Bandhigtay Xogta Doorashada Ismaamulka Soomaalida

0
825

Addis ababa, (HargeisaPress) — Gudiga doorashada qaranka ee Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday warbixin la xidhiidha doorashada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia isaga oo soo bandhigay islamarkaana saadaliyey codbixinta sida ay u dhici karto.
Tirada dadka ee DDSI ayaa lagu sheegay: 5,238,420
Qiyaasta dadka xaqa u leh in ay codeeyaan: 2,095,368 (40% dadka ku dhaqan gobolka)
Tirada dadka la filayo in ay codbixinta u dareeraan: 1,739,156 (turn out 83%)
Guud ahaan haweenka codbixinta isu diiwangaliyey: 43%

Warbixintan ayuu boodhka doorashadu si rasmi ah ula wadaagay warbaahinta dalka iyada oo mar kale dib loo eegi doono dhamaadka bishan.
HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here