Golaha Wakiillada oo Guddi U Magacaabay Xaaladda Magaalada Laascaanood

0
1639
xiisada-golaha-wakiillada-oo-sii-xoogeysatay

Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha Wakiillada Siciid Mire Faarax Giire, ayaa Guddi u magacaabay xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ee xarrunta gobolka Sool.

Guddigan, ayaa shaqadoodu tahay inay Qiimayn iyo u kuurgelid ku soo sameeyaan xaaladda gobolka Sool gaar ahaan magaaladda Laascaanood.

Guddigan uu magacaabay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka kooban 13 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here