Golaha Wakiiladda JSL Oo Ansixiyay Xeerka Ciidanka Qaranka

0
137

Hargaysa (HP): Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka Ciidanka Qaranka ee jamhuuriyadda Somaliland.

Xeerka ciidanka qaran ayaa muddooyinkan ba ay doodiisa ku guddo jireen xildhibaanadda golaha Wakiiladda Somaliland.

Fadhigan maanta ee golaha Wakiiladda Somaliland oo uu shir-guddoominayay guddoomiyaha golahaasi Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa aqlabiyada xildhibaanadu cod gacan taag ah ku ansixiyeen xeerkaasi.

HALKAN KA DAAWO WARKAASI:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here