Golaha Guurtidda Somaliland Oo Loogu Yeedhay Kal-fadhiga 78aad

0
481

Hargaysa (HP): Kal-fadhigoodii 78aad ee golaha Guurtidda jamhuuriyadda Somaliland ayaa la shaaciyay inuu furmi doono Axada todobaadka soo socda ee sideedda bishan.
Kadib markii xildhibaanadda golahaasi ay ku maqnaayeen fasax muddo dhawr bilood ah.
Sidaasina waxaa lagu sheegay waraaq qoraal ah oo wargelin ah oo uu ku saxeexnaa xoghayaha guud ee golaha Guurtidda Somaliland C/naasir Aadan Beegsi.
Wargelintaasi ayaa xildhibaanadda waxaa la idinku adkaynayaa mudanayaal inaad waxkhtiga dhawrtaan.
War galintaasi ayaa mudaneyaasha lagu adkeeyay in ay ku soo xaadireen mudadda loo qabtay, isla markaana ay wakhtiga dhawraan.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here