Gabiley: Tababar Ku Saabsan Wacyigelinta Balwadaha Oo Dhalinyaradda Loo Qabtay

0
855

Gabiley (HargeisaPress): Agaasimaha guud ee wasaaradda Shaqo gelinta Somaliland Maxamed Cilmi Aadan (ilkacase), ayaa shalay tababar  u furay qaar ka mida  bulshada ku dhaqan magaaladda Gabiley.

Tababarkaasi ayaa u jeedadiisu ahayd sidii dhalinyarada gobolkaasi loogu abuuri lahaa shaqo, isla markaana  looga baajin lahaa balwadaha iyo dhibaatooyinka mukhaadaraadka.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here