GABILEY: Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Degmo oo Ay Weheliyaan Bahda Caafimaadka ,Guddida Abaaraha oo 500 oo qoys Ah Gaadhsiiyeen deeqo

0
706

Gabiley , (HargeisaPress) — maamulka heergobol iyo heer degmo ee Gabiley oo ay weheliyaan kooxaha caafimaadka gobolka ayaa gurmad degdega oo iskugu jira adeegyo caafimad iyo deeqo raashina oo gaadhaya 500 qoys gaadhsiiyay  dadka ay abaaruhu saameeyeen ee waqooyiga gobolka gabiley dadkani ayaa markii hore u hayaamay deegaanada Gubanka islamarkaana dib uga soo laabanayay iyaga oo wakhtiganina macaluusha xaalada abaarta ay ugu biireen xanuuno saameeyey dad iy xoolaba waxana halkaasi ka hadlay badhasaabka gobolka gabiley xamse maxamed cabdi maayirka magalada gabiley iyo xubno ka mida gudiga abaaraha.

DSC04041

DSC04022

kooxaha caafimadka ee gobolka oo gurmadka ka qaybqaadanayey ayaa iyagu ka warbixiyay xanuuno ka dilaacay abaaraha oo saamayn taban ku yeeshaysidoo waxa iyaguna gurmadakan ka mahadceliyey dadka ay saamay xaalada abaartu.

DSC04038

DSC04045

 

Abdikareem Mahamed Aw,Aadan — HargeisaPress — Gabiley

Email:  wacay28@hotmail.Com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here