“Faysaloow hadduu Cad-ceed ku soo dhaweeyay khayr Illaahay ha ku siiyo…”

0
462

Burco (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland, ayaa si adag uga jawaabay hadallo ka soo yeedhay guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe.

Hadalka Faysal Cali Waraabe, ee uu wasiirku ka jawaabay, ayaa la xidhiidhay nin la odhan jiray Cad-ceed, oo uu guddoomiyaha UCID ku tilmaamay inuu ahaa nin wanaagsan.

Hase yeeshee, wasiir Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa hadalka Eng. Faysal ku tilmaamay mid aanu run ka sheegin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here