Faysal Cali Waraabe Oo Si Weyn U Amaanay Daahir Rayaale Kaahin

0
482

Hargaysa (HP): Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa si weyn u amaanay madaxweynihii hore ee Somaliland.
Guddoomiye Faysal, oo hadal ka jeediyay munaasibad lagu casuumay madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaajin, waxa uu tilmaamay in xiligii uu Rayaale, xilka hayay in siyaasiyiinta Kulmiye ay si xun ugu han jabi jireen.

Daawo: Hadalka Faysal:

Hargeisa Press.om/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here