Awrta qaar qabasho xun baa jira axsaabtuna…”…”

0
563

Hargeisa (HP): Siyaasi C/qaadir Jirde, ayaa Awr qabasho xun ku tilmaamay madaxweyne Biixi, iyo siyaasiyiinta kale ee xisbiga Kilmiye.
Waxaanu sheegay in haddii ay siyaasiyiinteenu xumaadeen in aynaan gawricin, balse tahay in aynu hagaajisano.
Isagoo u duur xulayay madaxweyne Biixi, iyo siyaasadiisa hogaamineed wuxuu ku sifeeyay Awr qabasho xun.
C/qaadir Jirde, waxa uu sidan ka sheegay  hadal uu ka jeediyay munaasibad lagu soo dhawaynayay madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, oo lagu qabtay magaaladda Hargaysa.
Isagoona si weyn amaan u huwiyay madaxweyne hore Daahir Rayaale Kaahin, oo uu ku sifeeyay inuu dhismaha dimoqraadiyadda Somaliland ku suntan yahay.

DAAWO: C/qaadir Jirde Oo Arrimahaa Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.om/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here