Faysal Cali Waraabe oo Sharci daro ku tilmaamay cashuurta Xukuumadu ku soo rogtay Warbaahinta

0
749

Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UcidΒ  Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa sharci daro ku tilmaamay cashuuro ay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku soo rogtay warbaahinta madaxabanaan ee ka hawl gasha dalka, Isagoona Xukuumada ugu baaqay inay warbaahinta burburin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here