Fanaanka Cawaale Aadan Oo Sanadkan Ka Qayb Gelaya Tartan Caalamiya Oo Sanadkiiba Mar Looqabto Fanaaniinta Afrika.

0
966

Hargeysa, (HargeisaPress) — Fannaanka Soomaaliyeed Cawaale Aadan ayaa sanadkan ka qeybgalaya tartan caalami ah oo sanadkiiba mar loo qabto fannaaniinta qaarada Afrika. Tartan kan ka horreeyay waxaa ka qeybgalay fannaanka K’naan Warsame, waxaana qofka ku guuleysta uu abaal marin u heli doonaa $1million.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan Guji Oo Dhagayso.. Weriyaha BBC-da Suheyba Maxamed Badqas ayaa ka waraysatay rajadiisa.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here