Daawo Muuqaal: Maxaad Kala Socotaa dalalka Lagu Tago Baasaboorka Somaliland?

0
1178
somaliland passport

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo maanta xarunta Wakiilada kula hadlay saxaafadda dalka ayaa waxa uu ugu horayn ka hadlay aragtidiisa ku aaddan joojinta ay Somaliya joojisay duulimaadadoodii  iman jiray Dalka Somaliland.

 

Dhanka kalena Xildhibaan nacnac waxa uu xusay qaar ka mid ah dalalka lagu tegi karo baasaboorka Somaliland  xaqqa ay Somaliland u leeahay inay dadka ajaanibta ah u samayso sharciyo ay ku joogaan Dalka.

 

 

Halkan Hoose ka daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here