Dunida Muslimka Oo Maanta Looga Dabaal-Degayo Munaasabada Ciidda

0
1075

Hargeysa, (HargeisaPress) —Guud ahaan marka la eego dunida Muslimka ayaa maanta oo Salaaso ah waxaa siweyn looga dabaal-dagayaa munaasabada Ciidul-Adxaa Carafo oo ka mid ah ciiddaha ugu waaweyn ee ay muslimiintu leeyihiin.

Gaar ahaan Somaliland ayaa maanta siweyn looga ooga munaasabada Ciidul-Axdaa oo waxaa gobollada dalkaSomaliland oo dhan ka socda dabaal-dega Ciidda, Masaajiddana subaxnimadii hore ee saakay ayaa-ba laga bilaabay akhrita Takbiirta.

Malaayiin Xujey ah oo sanadkan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa shalay istaagay Banka Carafo, halkaasi oo muslimiinta ku gudanayaan mid ka mid ah Rukniyada ugu muhiimsan Xajka.

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here