“Dhibaatada Haweenka Ka haysata Hoggaanka Waa Nidaamka 4.5”….

0
523

Muqdisho (Hargeisa Press)- Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa sheegtay in dhibaatadda haweenka Soomaaliya ka haysata hogaanka Soomaaliya uu yahay nidaamka 4.5-ka.

Nidaamka 4.5 oo ay beelaha Soomaaliya kuraasta ku qaybsadaan ayay xildhibaanku tilmaantay inuu yahay caqabadda ugu weyn ee haweenka Soomaaliya ka haysata hogaanka Soomaaliya.

Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, oo magaaladda Muqdisho warbaahinta kula hadashay waxa kaloo ay ka sheekaysay waayo aragnimadeedda shaqo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here