Daawo Muuqaal: Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Saraakiil Mileteri Iyo Dublamaasiyiin Sudan ka Yimid

0
820

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa maanta Markii u horaysay Waxa uu  ka hadlay Wefti Isugu Jira Saraakiil Mileteri iyo Dublamaasiyiin ka socda dalka Sudan oo Booqasho ku yimid Somaliland.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here