Daawo Muuqaal: Wasiirka Warfaafinta oo daboolka ka qaaday Furitaanka Idaacado FM ah oo Gobolada laga hirgalinayo.

0
928

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL ayaa maanta furay shir hawleed socon doona muddo labo maalmood ah oo lagu daraasadaynayo qorshaha shanta sano ee Wasaaradaasi.

 

 

HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here