Daawo Muuqaal: Wasaaradda Deegaanka Somaliland Oo Wada qorshe Lagu Baabi’inayo Seerayaasha Gaarka Ah

0
1088

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ayaa maanta qabatay kulankoodii labo biloodlaha ahaa kaasoo si weyn loogu eegay qorshayaasha baabi’inta seerayaasha iyo joojinta dhul daaqsimeedka la kala iibsanayo.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here