Daawo Muuqaal: Hay’adda Geeska Afrika oo Dhiirrigelisay Dhalinyarada Hargaysa

0
932

Hargeysa, (HargeisaPress) — Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada Somaliland ayaa ka qayb galay munaasabad ay soo qabanqaabisay Hay’adda samafalka ah ee Geeska Afrika taasoo lagu dhiirrigelinayey dhalinyarada Degmada Maxamuud haybe ee Caasimadda Somaliland.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here