Daawo Muuqaal: Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Oo Ka Hadashay Xuska Maalinta Jacalka Aduunka Digniina U Diray Dhalinyarada Somaliland

0
976

Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Masuuliyiinta Wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa maanta ka hadlay maalinta qaldan ee loola baxay maalinta jacaylka aduunka oo ku began 14-Feb.

 

Waxaanay ay u digeen dhalinyarada Somaliland inay xusaan maalintaasi oo ay sheegeen inay tahay maalin aanay diinteena islaamku ogalayn.

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here