Daawo Muuqaal: Salaadiinta Awdal Oo Madal Madaxweyne Siilaanyo Fadhiyay Dib Ugu Xasuusiyay Tabashada Reer Awdal Ee Miiska U Saaran

0
819

Baki, (HargeisaPress) —Hogaanka dhaqanka ee Gobolka Awdal ayaa Weedho ay Madaxweynaha ku xasuusinayaan tabashadii ay hore u hor dhigeen ka jeediyay Degmada Baki Oo Madaxweynuhu joogay. waxa kale oo ay tushuushka ka saareen Shirka Gudabiirsi ee dhawaan qabsoomaya. Madaxweyne Siilaanyo ayaa degaamo badan oo Awdal ah ku soo maray socod islamarkaana kormeeray xaaladdaha dhulkaasi, isagoo mashaariico u dhagax dhigay, qaarna xadhiga ka jaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here