Daawo Muuqaal: Madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeer kedis ah ku soo Maray qaybo ka mida Wasaaraddaha iyo Goobaha Diwaangelintu ka socoto

0
801

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland waxa uu maanta Kormeer kedis ah ku soo maray qaybo ka mida Wasaaraddaha Dalka, Goobaha Diwaangelintu ka socoto iyo Hay’adda Shaqaalaha.

 

Halkan Ka Daawo

 

 

 

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here