Daawo Muuqaal: Maayirka Degmada Burco Oo Hadlay Faaidada Mashruca GPLG gu Leeyahay Horumarinta Degmadiisa.

0
847

Hargeysa, (HargeisaPress) — Maayirka Degmada Burco Maxamed Yuusuf Muraad oo maata warbaahinta kula hadlay huteel Ambassador oo kulan horumarinta mashaariicda GPLG gu uga socday ayaa sheegay inay aad uga faaiday degmada Burco Mashruucaasi.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here