Qaar Ka Mid Ah Maayarada Dalka Oo Shir Ku Saabsan Maamul Daadejinta Ee (JPLG) Ugu Furmay Maagalada Hargeysa + DAAWO SAWIRRO

0
855

Hargeysa, (HargeisaPress) — Maayar Ku Xigeenka Caasimada Hargeysa  Mu.Cabdicasiis Maxamuud Xaashi Cago Weyne Isla Markaana Ah Ku Sii Simaha Maayarka Caasimada  Ayaa Waxaa Uu Ka Hadlay  Shir Saaka Ugu Bilowdey Qaar Ka Mid Ah Maayarada Dalka Shirkaasi Oo Ku Saabsana Mashruuca Maamul Daadejinta Ee JPLG.

GPLG 434

Waxaa Uu Sheegay Mayaar Ku  Xigeenku In Mashruucan Ay Ka Soo Qeyb Galeen Dhamaanba Mayaarada Magaalooyinka Waa Weyn Somaliland Isla Markaana AY Ku Soo Bandhigeen Guulihii AY Gaadhen Intii Mashruucan Ay Wadeen Waxaana U Yidhi ““Maanta Waa Maalin Taariikhi Ah  Waxaana Maanta Halkan Ka Bilaabmey Shirkii JPLG  Aniga Uu Ka Hadlaaya Afka Maayarka Maayarada  Ama Ku Simaha Maayarka Maayarada  Somaliland  Halkana Ay Joogan Maayaradii Dalka Oo  Dhan.

6(244)

Waxaana Aanu Maanta Ka Hadleynaya Mashruucii Maamul Daadajinta Ee (JBLG)  Waana Horumar Weyn Oo  La Taaban Karo  Waana Mashruuci Weynaa Ee JPLG Ga  Si Wacana Waa Uu Noogu Socdaa Ilaa Barina Waa Uu Noo Socon Doona  Waaxana Aanu Halkan Ku Soo Bandhignay Hormarkii Aanu Sameynay  Intii Aanu Mashruucan Ku Shaqeyneynay Waxaana Aan Rajeynayaa In Gulaas Aanu Gaadhney Qaar Ka Waa Weyn Aanu Gaadhi Doono “ Ayuu Yidhi Mayar Ku Xigeenka Caasimada Hargeysa Cabdicasiis Maxamuud Xaashi Cago Weyne.

GPLG 877

GPLG 43

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here