Daawo Muuqaal: Maayarada Degmooyinka Dalka Somaliland Oo Shir Uga Furmay Magaalada Sheekh ee Gobolka Saaxil

0
747

SHEIKH, (HargeisaPress) — Maayaradda dalka Somaliland ayaa waxa maanta shir uga furmay magaalada sheikh oo kamida gobolka saaxil shir ay iskugu yimaadeen dhamaan maayarida degmooyinka dalka Somaliland.Shir Saaka Ugu Bilowdey Qaar Ka Mid Ah Maayarada Dalka Oo Ku Saabsana Mashruuca Maamul Daadejinta Ee JPLG.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here