Daawo Muuqaal: Khudbadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee 18 May

0
1020
????????????????????????????????????

Hargaysa , (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo.Gudoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleebaan Maxamud Aadan,Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada  Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo madax ka tirsan Golayaasha qaranka ayaa Saaka ka qayb galay Xuska balaadhan ee Munaasibada 24 Guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland .

Xuskan ayaa waxaa dhoola tus balaadhan ku soo bandhigay Ciidamada kala duwan ee qalabka sida Sida kuwa qaranka,Booliska,Asluubta,Ilaalada Xeebaha,Ardayda Jaamacadaha,Ururada Bulshada rayidka ah.

Waxaa halkaasi ka hadlay oo ka soo Jeediyay Khudbada qaran Madaxeynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo.

????????????????????????????????????

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Khudbadiisan Xuska Munaasibada 18 May Waxa uu kaga waramay Marxaladihii kala duwana ee dalku soo maray Waxaa kale oo uu ku iftiimiyay Waxqabadkii u  Hirgalay Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here