Magaalada Hargeysa Oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta 18 May iyo Ciidamada Kala Duwan oo gaardis ku maray jidka Halbawlaha + SAWIRRO

0
1224

Hargaysa , (HargeisaPress) — Guud ahaan Bulshada Somaliland dal iyo dibadba waxay u dabaal degayaan Xuska Maalinta Qaran ee 18-ka May oo ah markii Somaliland ku dhawaaqday Madaxbanaanideeda 1991, haddana laga joogo 24 sannadood.

????????????????????????????????????

Bulshada Somaliland ee wadanka gudihiisa ayaa iskugu soo baxay goobaha loo asteeyay iyadoo ilaa hadda aanay jirin wax dhib ah oo ka dhacay dabaal degga.

????????????????????????????????????

Shacbiga casimadda Hargeysa iyo Ciidamada kala duwan ee Somaliland, ayaa maanta socod gaardis ah ku maray jidka Halbawlaha ah ee Madaxtooyada Hor mara iyadoo Madaxweynaha iyo masuuliyiinta kale ee qarankuna ku sugnaayeen wajahadda hore ee Madaxtooyada.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qayb qaadanayay socodka iyagoo soo bandhigay waxyaabo indhaha soo jiidanaya oo lagu waynaynayo Xuska 18 May islamarkaana Calanka Somaliland ku gaashaaman. Ciidamada Somaliland, Uurrada bulshada,Shaqaalaha,Ardayda kala duwan ee dalka sida Jaamacaddaha iyo Iskuulada iyo bulsho kale oo tiro badan ayaa socod gaardis ah oo si nabadgalyo ah ku soo dhamaaday ku maray Marinka hor mara Madaxtooyada.

????????????????????????????????????

10458800_771944919586030_6900157296081103109_n

11013238_771945022919353_486437276257540720_n

1470138_771944926252696_1116560173981041963_n

 

 

 

 

 

 

 

 

la soco SAWIRRO CUSUB…

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here