laascaanod, (HargeisaPress) โย Magaalada laascaanod Xarunta Gobolka Sool Waxa laga hirgeliyey Garoon goglan oo kuwa Kubadda cagta ah, kaasoo hirgelintiisa uu sameeyey mid ka mid dhalinyarada qolqol-jooga ah ee Gobolkaasi.
HargeisaPress News Desk โ Hargeysa
hargeisapress@gmail.com



















