Baaq taageero ah Suldaan Guud ee beesha Subeer Awal

0
1165

Hadaanu nahay beesha Subeer Awal ee degan wadanka UK Gaan ahaan magaalada Bistol , waxaan hiil iyo hooba ku tageerenaa suldanka guud ee beesha a Subeer Awal Suldan Hassan Sudaan

Hadanu nahay beesha Subeer Awal waxaanu toos u dhalacaynaa iyo cambarayn usoo jadanaynaa ka daba hadahadlayaa Suldaanka Guud ee soojireenka ah oo mudan Ixtiraam iyo karaamay Huwan Raga  magaac doonka ah leenahay xishooda oo wax is kula hadha waxaa  nasiib daro ah in shakhsiyaad magacyo  sitaa oo aan Suldaan daayo aan caaqil reer noqon Karin  Waxa kala oo dhabowday, hadalka suldaan hassan Suldaan Cabdilaahi Sudaan Cabdiraxmaan uu  ku yidhi   Madaxweyne Siilaanyo ee uu ku laha markii  aan ku tageeray ee aan lahaa hala taageero xiligii oloha aad ku jirtay waanan Hala siiyo codka wakhtigii madaxweyne  Dahir Riyaal iga ma daba qaban laakiin maanta oo aan leeyahay hala raaco talloonka komoshinka  Saleebaan he noqdo oday Dhitaato u horseeda Dalk,Dadka Somaliland  hadaba Hadaab nahay odayaasha, Salaadiinta,aqoonahanka,Dhalinyaraa,Haweenka Beelwaynta Subeer Awal Waxaanu taageero mug leh ku taageersab nahay Komisanka Qaranka mudadaas  yidhi  ama  cayimimeen in aan maalin lagu kordhin, sidaas Suldaanka beeshi yidhi ayaanu waafaqsan nahay

Waxa kale oo mar labaad  ku cilinaynaa  inay xishoodaan ku wan shilibmada dhaafsanaya dalka,dadka ee loo yaqaan Hooyoo ii hadal.

 

Alaa mahad leh

Xogyaha Guud ee beesha S Awal

Axmed Aadan Mooge

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here