Daawo Muuqaal: Cardiff UK oo Aqoonsanaysa Somaliland

0
872

Cardiff, (HargeisaPress) β€” Kumanaan ka tirsan Jaaliyadda Somaliland ee daafaha caalamka iyo wefti balaadhan oo ka tirsan Dawlada Somaliland ayaa si wadajir ah ugu sugan xarunta golaha deegaanka ee magaalada Cardiff si ay goobjoog uga noqdaan dhacdada taariikhiga ah ee ku saabsan Munaasabadda Golaha deegaanka ee Magaalada cardiff ku aqoonsanayaan Madaxbananida Jamhuuriyadda SomalilandΒ  .

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa
hargeisapress@gmail.com
fikirkaaga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here