Daawo Muuqaal: Booliska Somaliland Oo Lagu Tababarayo La Dhaqanka Bukaan Jiifka

0
809

Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Agaasimaha Β Cisbitaalka Guud ee caasimada ayaa maanta tababar u furay koox ka tirsan ciidamada ammaanka ee ay wada shaqaynta leeyihiin Cisbitaalka, tababarkaas oo ay soo qabanqaabiyeen xafiiska Baahi-koob oo hoos yimaadda Cisbitaalka guud, waxana ciidamada ammaanka lagu tababarayaa sida ay ula macaamilayaan Bukaan jiifka cisbitaalada.

 

Β 

 

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here