Daawo Muuqaal: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Soo Kormeeray Laamaha Dawlada Ee Burco, Mashaariic Badana Xadhiga Ka Jaray

0
782

Burco (HargeisaPress) – Madaxwayne ku Xigenka Somaliland Oo Xadhiga ka Jaray Wadooyin Cusub + Kormeerna ku Tagay Mashariic ka Socda Magalada Burco Waftigani Uu Hogaminayay Madaxwayne ku Xigenka C/Raxmaan Saylici ayaa Sidoo Kale Dhagax-Dhigay Wado Cusub ka Dhagax Dhigay Saylada Xoolaha Burco.

Mashruucan oo ah maamul daadajin ayaa laga doonayaa inay dadweynaha ku nool degmooyinkaasi u heli lahaayeen adeeg hufan iyo waxqabad muuqda, isla markaana baahiyaha dadweynaha loo ogaan lahaa sidii wax loogu qaban lahaa
HALKAN KA DAWO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here