Maxkamadda ICJ oo Isra’iil Ku Amartay Inay Joojiso Weerarka Rafax
Hague (Hargeisa Press)- Garsoorayaasha Maxkamadda ugu sarreysa Qaramada Midoobay, ayaa ku amray Isra’il, in ay si deg deg ah u joojiso weerarka ay ku...
Taliye Daba-gale oo La-Kulmay Saraakiisha Ciidanka Ee Gobolada Togdheer iyo Saaxil
Burco (Hargeisa Press)- Taliyaha guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi (Daba-gale) oo hawlo shaqo ku tagey gobollada Saaxil iyo Togdheer,...
Xukuumadda Somaliland oo Hakisey Furashada Goobaha Tacliinta Sare
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida Tacliinta sare ee Somaliland, ayaa waxaa ay genius ahaanba ay joojiyeen furashada goobaha tacliinta sare ee dalka.
Waxaanay go’aan ka soo...
Madaxweynaha Somaliland oo La Kulmay Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley Ku-xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu-duwaha Gargaarka bini'aadantinimada,...
Wasiir Koore oo Kormeeray Ceelasha Biyaha Ceerigaabo
Ceerigaabo (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ahna Gudoomiyaha 3aad ee xisbiga Kulmiye oo maalmihii la soo dhaafay...
Maxaa Ku Cusba Xuska 18-ka May Ee Magaalada Hargeysa?
Hargeysa (Hargeisa Press)- Dabaaldega caasimada Hargeysa, ayaa la isugu soo baxay jidka wadnaha ee bartamaha magaalada, oo ay dhinacyadiisa buux dhaafiyeen dadweynaha caasimadu, waxyaabihii...
Daahir Rayaale oo Dar-daaran U Jeediyay Xisbiyadda Qaranka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa sheegay in waddo dheer loo soo maray Somaliland halka ay maanta taagan tahay,...
TOOS: Munaasibada 33 Guurada 18-May oo Caawa Ka Socota Madaxtooyada Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press)- Maalinta Xoriyada Somaliland ee 33 Guurada 18 May waa mid ka mid ah Maalmaha sida weyn looga xuso guud ahaan Somaliland...
Toos: Xuska Munaasibada 33 Guurada 18 MAY
Hargeysa (Hargeisa Press)- Waxaa maanta si weyn looga xusayaa dalka Somaliland iyo guud ahaan dalalka Dibaada, sannad-guurada 33aad ee Maalinta Xoriyada Somaliland ee 18...
Somaliland: Diyaargarawga Xuska 18 May oo Xammaasadiisu Cirka Isku Shareertay
Hargeysa (Hargeisa Press)- Sannad Guurada 33aad ee xuska 18 May oo ku beegan maalinta Sabtida ee Beri, ayaa si weyn looga dareemayaa Magaalooyinka Hargeysa,...