Somaliland oo $135 oo Dollar U Uruurisay Shacabka Reer Falastiin

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay bilowday olole ay dhaqaale ugu uruurinayso dadka tabaalaysan ee ku nool marinka Qaza ee dalka Falastiin. Waxaana...
Doorashooyinka Somaliland

Dalalka Beesha Caalamku Maxay Ka Yidhaahdeen Doorashooyinka Somaliland?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Dalalka Beesha Caalamka ee taageera dimuqraadiyadda Somaliland, ayaa waxaa ay war ka soo saareen Doorashooyinka Somaliland ee la filayo inay dalka...

Wasiir Mareexaan oo Ka Hadlay Hirdanka-Mandaqadda Ee Ganacsiga iyo Kaalinta Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ahna afhayeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa si qoto dheer u...

Nisa oo Dhallinyaro Reer Somaliland ah Jidhdil ugu Geystay Hotel Muqdisho ku yaalla

0
Muqdisho (HargeisaPress)–Ciidanka tirsan ha’yadda sirdoonka Soomaaliya ee NISA,ayaa jidh dil iyo garaacis u geystay dhallinyaro wiilal iyo gabdho isugu jira oo ka soo jeeda...

Heshiiska is faham ee Somaliland iyo Itoobiya muu ahayn wax Degdeg ah “Wasiir Ciise...

0
Hargeysa(HargeisaPress)- Wasìirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa sheegay in aanu heshiiskii is afgarad ee dhexmaray...

Aas Qaran oo lagu Sagootiyay Cabdi Maxamed Jaamac Cabdi Yare oo ku Geeriyooday Hargeysa

0
Hargeysa(HargeisaPress)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Md. Siciid Xasan Habane iyo Guddoomiyaha Hay’adda Tayada agabka Mukhtaar Maxamed Cali, ayaa shalay ka qaybgalay aas...

Wasiirka Maalgashiga JSL Oo Kormeeray Mashaariic Waawayn Oo Shirkada Oomaar Ka Hirgalisay Magaalada Berbera

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Wasiirka maalgashiga iyo warshadaha Somaliland ayaa maanta kormeer u tagay mashaariic waawayn oo shirkada oomaar Company ka hirgalisay magaalo xeebeeda berbera kuwaasi oo qaarkood...

Roobab Waaweyn oo La Filayo Inay Toddobaadkan Ka Da’aan Gobolada Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Roobab waaweyn, ayaa waxaa la filayaa in ay ka da'aan toddobaadkan qaar ka mid ah gobolada Somaliland, sida ay shaacisay Waaxda Saadaasha...

Kulan Loogu Gogol Xaadhayay Mashruuca GPE oo Ka Qabsoomay Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa ka qabsoomay kulan loogu gogol xaadhayay mashruuca GPE (Global Partnership for Education), kaasi oo taageera waxbarashada, kana...

Madaxweyne Biixi oo Xilkii Ka Qaaday Wakiilkii Itoobiya Ee Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi,ayaa waxa uu maanta wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Wakiilkii Somaliland u fadhiyay dalka Itoobiya,...