Warbaahinta Caalamka oo Warbixin Ka Qortay Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya
Hargeysa (Hargeisa Press)- Warbaahinta Maritime Executive, ayaa warbixin dheer ka qortay heshiiskii taariikhiga ahaa ee dhex maray dawladaha Somaliland iyo Itoobiya, waxayna shabakadu sheegtay...
𝐄𝐭𝐡𝐢𝐨𝐩𝐢𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐚𝐡𝐚𝐲𝐝 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐤𝐞𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐫𝐭𝐢𝐠𝐞𝐥𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐱𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐢𝐢 𝐮𝐮 𝐐𝐢𝐱𝐢𝐧𝐚𝐲𝐞𝐲 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐝...
Hargeysa(HargeisaPress)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ballan qaaday inay sii wadayso dedaalka ay gaashaanka ugu daruurayso ololaha ay wadaan cadowgu ee ka dhanka ah heshiiska...
Shirkadda Dahabshiil oo reer Buuhoodle qaybtii ugu weynayd ee Cusbitaalka u dhisaysa.
Hargeysa,(HargeisaPress)–Dhismaha cusub ee lagu soo kordhinayo Cisbitaalka Buuhoodle Qaybta Emergancy ga oo la dhagaxdhigay isla markaana ay ku deeqday shirkadda Dahabshiil Group, Somtel, eDahab...
Magaalada Addis Ababa oo Caawa Lagu Qabtay Munaasibad Lagu Xusayo 18-May
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Munaasibad ballaadhan oo loogu debaal-degayay 33-guuradii ka soo wareegtay markii ay Somaliland midnimadeeda dib ula soo noqotay 18-kii May ee sannadkii...
Mo Farah oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley
Gabiley (Hargeisa Press)- Orodyahanka caanka ee Mo Farah ee u ordi jiray dalka Ingiriiska, ayaa maanta gaadhay magaalada Gabiley, iyadoona halkaasi si balaadhan loogu...
In Ka Baddan 50 Qof oo Loo-Xidhay Rabshado Ka Dhacay Ceerigaabo
Ceergaabo (Hargeisa Press)- Maamulka gobolka Sanaag, ayaa ka hadlay arrimaha xasiloonida iyo amniga gobolka, gaar ahaan magaalada Ceergaabo, kaddib rabshado ka dhacay gobolka.
In ka...
Diyaaradda Mareykanka Ee B-2 oo Ahayd Hoggaamiyaha Bamka Hawadda oo Fashilantay
Washington (Hargeisa Press)- Diyaaraddaha wax duqeeya ee Mareykanka, ayaa sii yaraanaya xilli ay sii kordhayso xiisadda u dhaxaysa Washington iyo Beijing iyo weliba dagaalka...
Xildhibaan Kasoo Jeeda Gobolka Sanaag oo Hal Arrin Uga-Digay Shacabka Ceerigaabo
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Khadar Cali Xasan oo ka tirsan Xildhibaanada golaha Wakiillada Somaliland ee laga soo doortay gobolka Sanaag, ayaa waxaa uu si...
Sheekada 3 Qof oo Qaza Uga Baxaya Si Loo Daaweeyo
Qaza (Hargeisa Press)- Sadeel Hamdan waxa uu jiray qiyaastii lix toddobaad markii Israa’iil ay bilowday dagaalkeeda aan joogsiga lahayn ee Gaza.
Hadda waxay si aamusnaan...
Xukuumadda Somaliland oo Qurbajoogta Ugu Baaqday Inay Ka-Fogaadaan Cunfiga Ololaha Doorashooyinka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, ayaa ugu baaqday qurbajooga inay ka fogaadaan wixii cunfi iyo kala qaybsanaan...