Xisbiga UCID Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xisbiga UCID ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalo kasoo yeedhay wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland oo ay kaga hadashay dacwadii ay xisbiga UCID...

Daawo Muuqaal: Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Maanta Ku Dhex Maray Deegaanka Dixin Ee Gobolka...

0
Laascaanood, (HargeisaPress) — Dagaal khasaare sababay ayaaa maanta ku dhex  maray deegaanka Dixin oo kamida deegaanada gooblka Sool ciidamada qaranka Somaliland iyo ciidamada maleeshiyaadka...

Jamaal Cali Xuseen Oo Mar Kale Cadeeyey Inuu Maxkamadd La Tiigsan Doono Faysal Cali...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Musharaxa xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu maxkamadd mar kale la tiigsan doono gudoomiey Faysal...

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadlay Ganacsato Ka Cabanaysa Shirkada Dp World Kana...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay ganacsato ka cabanaysa shirkada la wareegtay maamulka dekeda Berbera ee...

Agaasimaha DP World Oo Socdaal Ku Tagay Djibouti Iyo Sucuudiga & Masar Oon Weli...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) — Madaxa shirkadda DP world ee dalka Imaaraadka Carabta Axmed Bin Suleyman ayaa horaantii bishan wuxuu socdaal ku yimid dalka Djibouti....

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Ka Hadlay Xaaladda Gobolka Awdal iyo Suldaanka Falaagoobay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, oo ka mid ah Xubnaha Wasiirada ah ee Xukumaddu Gobolka Awdal ugu dirtay dejinta...

“Cabdiraxmaan Cirro Muu Oggalaan Diiwaan-gelinta La Hakiyey, Muuse Biixi iyo Faysal-na Wanjal Been Ah...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Guddoomiye ku xigeenka  1aad ee xisbiga WADDANI Md.Axmed Muumin Seed, ayaa beeniyey in guddoomiyaha xisbigaas Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) uu oggalaaday go’aankii...

Geeluna tawaawaca kolka biyaha loo tubo ways tibaax yaqaanaa Qallinkii: Ahmedyasin Sh Cumar Ahmed...

0
Bulshadeena bari ilaa galbeed (Saylac ilaa Lascaanod) yar iyo wayn hadafka  nololeed ee horumarka aqoonta iyo isku filnaanshiyaha shakhsiga ah ee maal iyo caqliba...

Madaxweynaha Liberia oo shaqada ka eriday wasiiro xukuumadeeda ka tirsan

0
Monrovia , (HargeisaPress) — Madaxweynaha Liberia, Ellen Johnson Sirleaf ayaa maanta oo Axad ah shaqada ka eriday 10-xubnood oo ka tirsan golaha wasiirrada dalkaas,...

Xukuumadda oo Soo Saaraysa Xeer Ka Dhan Ah Ganacsatada Dalka

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu sheegay in ka xukuumad ahaan ay soo saarayaan xeer...