Gudoomiyaha Wadani Oo Faah-Faahin Ka Bixiyey Safar Uu Ku Tagey Borama Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo-na Ku Eedeeyey Inay Iibisay Hantidii Umadda

0
1026

Borama,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna murrashaxa xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayey ayaa maanta gaadhay magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal.

Gudoomiye Cirro ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyey ujeedada safar uu ku tagay magaalada Borama,sababaha loo aasaasay xisbiga WADDANI,sifooyin ay wadaagaan xisbiga WADDANI iyo bulshada gobolka Awdal,isaga oo xukuumaddana ku eedeeyey mid wada iibisay hantidii umadda.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here