Somaliland: Taliska Booliska Oo Ka Warbixiyay Hawl Gallo Ay Sameeyeen

0
Hargaysa (HP):Taliyaha hawl gelinta ciidamadda Somaliland Maxamed Ducaale, ayaa faahfaahin ka bixiyay cadadka Qaad ay ciidamadu goboladda  iyo tiradda gaadiidka iyo dadka lagu soo...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Shaaciyey Inuu U Tartamayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa shaaciyey inuu u sharaxan yahay xilka gudoomiyaha xisbiga Kulmiye. Madaxweyne ku xigeen Saylici ayaa sheegay in...

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Mu’addimiinta Masaajidda Ku Amray inay Eedaanka Salaadaha Mideeyaan

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdiillaahi Axmed, ayaa Iimaamyada Masaajidda u soo jeediyey inay mideeyaan Adeenka Salaadaha,SI gaar ahna ay...

Tirada Muwaadiniinta Reer Somaliland Ee UK Ugu Geeriyooday Xanuunka Covid_19 Oo Gaadhay 40 Ruux

0
Hargeysa (HargeisaPress)-Tirada dadka asal ahaan ka soo jeeda  Somaliland  ee dalka UK ugu geeriyooday xanuunka Covid_19, ayaa gaadhaysa 40 ruux. Sidaana waxa ku dhawaaqay Wakiilka...

Jaad Lagu Gubay Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Hawl gal ay si wada jira Uga fuliyeen Cidamada Booliska iyo kuwa Qaranka oo ay ka sameeyeen xuduuda Somaliland iyo Itoobiya Ee Xarunta Gobolka...

Hay’adda Camuud Foundatoin Oo 400. oo Qoys U Qaybisay Raashin

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Hay’adda Camuud Foundation ayaa 400 oo qoys oo danyar oo ku nool magaalada Boorama u qaybisay raashin ay ku afuraan. Cabdiraxmaan Cali Cilimi guddoomiye ku...

Daadad khasaare lixaad leh Gaadhsiyay magaalada Qardho

0
Ugu yaraan 6 qof oo saddex ay carruur yihiin ayaa waxa ay ku dhinteen magaalada Qardho ee Bariga Soomaaliya kaddib markii ay magaalada ku...

“Madaxweyne Biixi Iyo Madaxweyne Farmaajo Way Wada Xidhiidhaan Oo Ay Wada Hadlaan Intii Ka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) – Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa oo xilligan ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay qaabka ugu habboon ee Somaliland...

Hargeysa: Wasaaradda caafimaadka oo ka warbixisay xaaladda xannuunka Covid-19

0
Hargeysa (HargeisaPress)—Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, oo si maalinle ah ula hadla warbaahinta oo ka warbixiyey halka uu...

Komishanka Xakamaynta HIV/AIDS oo deeq Raashin ah ku qaybiyey magaalada Burco.

0
Hargeysa (HargeisaPress) Komishanka ka hortaga iyo Xakamaynta HIV-AIDS oo deeq raashin ah guddoonsiiyey dadka la nool xanuunkaas ee ku dhaqan magaalada Burco. Sida uu ku soo...