Hay’adda Camuud Foundatoin Oo 400. oo Qoys U Qaybisay Raashin

0
677

Hargeysa,(HargeisaPress)—Hay’adda Camuud Foundation ayaa 400 oo qoys oo danyar oo ku nool magaalada Boorama u qaybisay raashin ay ku afuraan.

Cabdiraxmaan Cali Cilimi guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Camuud Foundation ayaa sheegay inay raashinkaas ugu talo galeen inay dadka danyarta ahi affur ka dhigtaan, waxaanu ilaahay uga baryay dadkii soo bixiyay caawimadaas inuu ilaahay ka abaal mariyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here