Cabsi Xoogan oo Laga Qabo Dagaal Dhexmara Mareykanka iyo Iran

0
Washington (Hargeisa Press)- Waxaa is soo taraysa weerarka dhanka afka ah ee ay is waydaarsanayaan madaxda Iran iyo Mareykanka. Madaxwayne Trump, ayaa qoraal uu barta...

Dibad-baxyo Muqdisho Ka Dhacay iyo Sawirada Farmaajo oo Jidadka Lagu Gubay

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka dhacay dibad-baxyo waa weyn oo lagaga soo horjeedo dil uu askari ka tirsan...

Hoos U Dhac 9% Ah Oo Ku Yimid Dakhligii Iyo Xukuumadda Oo Lacag Ka...

0
Hargeisa (HargeisaPress)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in saddexdii bilood ee sannadkan u horeeyay ee January—March uu dakhliga dawladda Somaliland hoos u dhacay qiyaastii 9%,...

Xildhibaanada Gabiley Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuumad Xil,Cibaado Maax Cilmi.

0
GABILEY(HargeisaPress)- Maamulka gobolka gabiley iyo guud ahaan xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley ayaa dhamabaal tacsi ah udiray qoyskii iyo qaraabadii, shacabka gobolka iyo golaha...

Sheekh Mustafe oo Soo Bandhigay Faa’idooyinka Soonka iyo Sirta Caafimaad Ee Ku Jira

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo kamid ah Culimada Waawayn ee Soomaalida, ayaa soo Bandhigay Faa’iidooyinka Balaadhan ee ku jira Soonka, iyo...

Shiinaha oo Diiday Baadhitaan Caalami Ah oo Ku Saabsan Coronavirus

0
Beijing (Hargeisa Press)- Dowladda Shiinaha ayaa ku gacan-seydhay soo jeedin ah in baadhitaan caalami ah lagu sameeyo halka uu kayimid fayraska Corona ee dunida...

Qof Loo Dilay Bandowga Muqdisho Saaran iyo Xiisad Ka Dhalatay

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Dadweyne cadheysan ayaa caawa isugu soo baxay isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho, kadib markii qof shacab ah loo dilay inuu jebiyey...

“Bulshadda waxaan ku boorinayaa inay u dhega nugladaan talooyinka caafimaad ee ku saabsan Covid-19”…

0
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa caawa kulan la yeeshay dhakhaatiir ka socday guddiga heer qaran  ee ka diyaar garowga Corona...

Beeralayda Galoolay Geed Duqsi iyo Garo-cad Oo Siidh Loo Qaybiyay

0
Gabiley (HP): Hay’adda wadaniga ah ee HAVOYOCO ayaa maanta midho Shinni ah u qaybisay dadka beeralayda ah ee deegaamo  ka kala tirsan goboladda Gabiley...

Saldhigyada Ciidamada Mareykanka Ee Jabuuti oo La Geliyey Xaalad Deg Deg Ah

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Saldhigyada ciidamada Mareykanka ee Jabuuti ayaa la geliyey xaalad caafimaad dadweyne oo deg deg ah oo looga gol leeyahay taxaddar, kadib...