Komishanka Xakamaynta HIV/AIDS oo deeq Raashin ah ku qaybiyey magaalada Borama

0
629

Borama,(HargeisaPress)- Komishanka Heer Qaran ee Xakammaynta Xannuunka HIV/AIDS ee Jamhuuriyadda Somaliland ee SOLNAC (Somaliland National AIDS Commission), ayaa deeq raashin ah guddoonsiiyey dadka la nool xanuunkaas ee ku dhaqan magaalada Borama ee Gobolka Awdal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here