Badhasaabkii Togdheer oo Caawa ku Geeriyooday Turkiga

0
ISTANBUL (HargeisaPress)— Ilahay ha u naxariistee waxa caawa dalka Turkiga ku geeriyooday Badhasaabkii Gobolka Togdheer Marxuum Xamse Maxamed Cabdi oo xaalad caafimaadhalkaas maanta loogu...

Siyaasi Maayarka Burco Ka Difaacay Dhaliilo Uga Yimid G/Waddani Ee Togdheer

0
Burco (HP): Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye uga wakiilka ah dalka ius-taga Imaaraadka Carabta Jaylaani Maxamed Xaaji Axmed, ayaa dhaliilo culus u jeediyay...

“Dawladda waxaa ka go’an in ay gacanteedda ku soo celiso Seere-xiliyeedyadda”…

0
Hargaysa (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa shaaciyay in ay ka go’an tahay xukuumadda sidii ay gacanta dawladda...
Covid-19

Somaliland oo Maanta Shaacisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Horumrinta Caafimadka Somaliland ayaa maanta shaacisey Kiisas cusub oo xanuunka Coronavirus ah. Wasaaradda waxay sheegtay in Dad baadhitaan lagu sameeyay...

Madaxweyne Farmaajo: Waan Soo Dhaweynayaa In Madaxweyne Muuse Iga Aqbalo In Dib Loo Billaabo...

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay fadhiga 7aad ee Barlamanka Soomaaliya, ayaa soo hadal qaaday wadahadalada Somaliland iyo...

Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir: Waa Wax Laga Naxo Sida Loola Dhaqmay Duuliye Fu’aad

0
Djibouti (Hargeisa Press) - Sheekh Cabdiraxmaan bashiir oo ka mid culumada reer Jabuuti ayaa ku eedeeyey dowladda Jabuuti sida arxan darrada ah ee ay...

WHO oo Siidaysay Tilmaamaha Isticmaalka Maaskarada Kahortagga COVID-19 Kadib Muran Ka Dhashay

0
Geneva (Hargeisa Press) - Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa soo saaray tilmaamo ku saabsan adeegsiga maaskarada, iyadoo ka jawaabaysa muran ka yimid waddamada qaar...

Buuq Hadheeyay Kal-fadhiga 7aad Ee Baarlamanka Soomaaliya Markii Farmaajo Khudbad Bilaabay

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad dheer ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 7-aad ee  Baarlamanka ayaa waxa uu si...

Somaliland oo Shaacisay Dad U Dhintay Xanuunka Coronavirus

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Horumrinta Caafimadka Somaliland ayaa maanta shaacisey Kiisas cusub oo Cudurka Covid_19 ah. Wasaaradda waxay sheegtay in Dad baadhitaan lagu sameeyay...

Wariye Coldoon oo Xabsiga Laga Sii Daayay

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta waxaa uu dib u helay xorryadiisa kadib markii uu xidhnaa muddo sannad ka badan. Coldoon, ayaa...