Xukuumadda oo 2 Milyan oo Dollar Ka Dalbatay Ganacsatada Dalka
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddida ka hortagga xanuunka COVID-19, ayaa kulan lagaga arinsanayay xanuunsaasi la qaatay ganacsatada kala duwan ee dalka.
Kulankan oo ka qabsoomay...
Beesha Caalamka oo Farriin U Diray Madaxda Soomaaliya
Muqdisho (Hargeisa Press) – Beesha Caalamku waxay muujinayaan rajo ah in mabaadi'da aasaasiga ah ee milicsiga, dulqaadka, Iscafinta iyo dib-u-heshiisiintu ay u horseedi doonaan...
Xisbiga WADDANI oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah U Qabtay Musharraxiinta Khadar Maxamed Muxumed Qoor-gaab...
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta magaalada Hargeysa munaasibad soo dhawayn ah ugu qabtay musharaxiin xisbigaasi uga tartamaya doorashooyinka...
Dagaal Culus oo U Dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta oo Ka Socda Gobolka Siti
Siti (Hargeisa Press) – Dagaal u dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta ayaa ka socda Gobolka Siti ee dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia, waxaana laga soo sheegayaa...
Sacuudiga oo Go’aan Ka Soo Saaray Cumrada Ramadaanka
Riyadh (Hargeisa Press) – Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in kaliya dadka iska tallaalay cudurka COVID-19 loo ogolaan doono Cumrada, laga billaabo bisha Ramadan.
Wasaaradda...
Somaliland iyo Zambia oo Qorshaynaya In Ay Yeeshaan Xidhiidh Ganacsi
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo wasiirka caddaaladda ee dalka Zambia, Mr...
Wasaaradda Waxbarashada oo Soo Saartay Go’aamo Khuseeya Dugsiyada Dalka
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa soo saartay go’aamo khuseeya nidaamka waxbarashada dugsiyada dowliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay...
Turkiga oo Xabsiga U Taxaabay Saraakiil Howlgab Ah
Ankara (Hargeisa Press) – Dowladda Turkiga ayaa xabsiga u taxaabtay 10 sarkaal oo howlgab ah, kaddib markii ay si cad u cambaareeyeen mashruuca kanaalka...
Talaalka Covid-19 La Gadhsiinayo Cisbitaalka Dhimirka Hargeysa
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in ay cisbitaalka Dhimirka ee magaaladda Hargeysa gaadhsiin doonto tallaalka xanuunka Covid-19.
Agaasimaha wasaaradda horumarinta...
Saraakiil Ka Soo Goostay Ciidammada Soomaaliya oo Somaliland Isu Soo Dhiibay, Cafisna Dalbaday
Hargeisa (Hargeisa Press) – Saraakiil ka soo goostay Ciidammada Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayay Masuuliyiinta Ciidanka Somaliland ku soo dhaweeyeen Hargeysa, ka dib markii ay...