Golaha Wakiiladda Oo Dood Ka Yeeshay Xeerka Macdanta

0
Hargaysa (HP): Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay xeerka Macdanta oo muddooyinkanba golaha hor yaalay. Inkastoo ay jireen shirkado shisheeye oo sahamin iyo...
Baarlamanka Soomaaliya

Baarlamanka Soomaaliya oo Mudo Kordhin U Sameeyay Xukuumadda Farmaajo

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Baarlamanka Soomaaliya ayaa fadhi ay goor dhawayd yeesheen waxaa ay muddo laba sano ah u kordhiyeen xukuumadda uu hogaamiyo Maxamed...

Xildhibaan Ka Hadlay Biyo Yaraan Ka Taagan Deegaamo Ka Torsan Gabiley

0
Gabiley (HP): Xaalad biyo la'aaneed iyo mid abaareed ayaa laga soo sheegayaa deegaamo ka tirsan gobolka Gabiley. Xili ay guud ahaanba goboladda Somaliland gaar ahaana...

Banaan-baxyo Waa Weyn oo Ka Socda Magaalada Burco

0
Burco (Hargeisa Press) – Waxaa magaaladda Burco ee xarunta gobolak Togdheer ka socda banana-baxyo waa weyn oo lagaga soo horjeedo xukunka lagu riday General...
Xarunta Nukliyeerka ee Natanz

Yaa Fuliyey Weerarkii Lagu Qaaday Xarunta Nukliyeerka Iran?

0
Tehran (Hargeisa Press) – Shil ka dhacay xarunta Nukliyeerka Iran ee Natanz Axaddii ayaa waxaa sababay ficil “argagixisanimo nukliyeer ah,” waxaa sidaas sheegay madaxda...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo Xilkii Ka Qaaday Taliyihii Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan...

Dad Ka Barakacay Colaadda Soomaalida iyo Canfarta

0
Jigjiga (Hargeisa Press) – Dagaalladii dhawaanahan xadka deegaannada Soomaalida iyo Canfarta ee dalka Itoobiya ku dhexmaray labada qowmiyadood ee deriska ah ayaa waxaa ku...

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Ka Hadlay Curashada Bisha Ramadan

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa sheegay inay  isha ku hayaan curashadda bisha Ramadaan. Iyadoo ay jiraan masuuliyiin...

Xildhibaan Ka Dayriyay Xaalada Abaareed ee Dalka ka Taagan

0
Hargaysa (HP):  Xildhibaan Axmed Daahir Jirde, oo ka tirsan mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa ka warbixiyay xaalado abaareed oo uu kuu ku soo arkay...

Safiirka Somaliland Ee UK Oo Qaabilay Weriye Mary Harper

0
Hargaysa (HP): Safiirka Somaliland u qaabilsan dawladda Ingiriiska Cabdi Cabdillahi Xirsi (Dayax-weerar), ayaa  xafiiskiisa ku qaabilay Tifatiraha arrimaha Afrika ee  BBC Mrs. Mary Harper. Wakiilka...