Dhismaha Dekedda Degmada Maydh oo Maanta La Bilaabay

0
Maydh (Hargeisa Press) – Waxaa maanta si rasmi ah loo bilaabay bilowga dhismaha cusub ee Dekedda degmada Maydh ee gobolka Sanaag. Waxaana munaasibad lagu daah-furayay...

Weftigii Xukuumadda u qaabilsanaa heshiiskii Dekeda Berbera iyo DP World Oo Dalka Si Balaadhan...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Subaxnimadii hore ee saaka ayey ahayd markii ay weftigii xukuumadda u qaabilsanaa heshiiska Dekeda Berbera iyo DP World ee 05/08/2016 lagu kala...

Dr. Moha Farah Jire oo ah Saxafiyad ka Faaloota Arimaha Africa iyo Caalamka ayaa...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Dr Moha Farah Jire Oo Maanta HargeisaPress.com la hadashay ayaa  Waxay Kaa Warbixisay Doorashadaa Madaxtinmo Ee dalka Ethpoia Oo 24 bishaan...

Maraykanka oo Markii u Horeysay hoggaanka u qabtay dalalka Soo Saara Shidaalka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maraykanka ayaa hoggaanka u qabtay dalalka soo saara saliidda ama shidaalka, sidaana waxaa lagu sheegay warbixin ay soo saartay shirkadda shidaalka...

Daawo Muuqaal: Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Kulan la Qaadatay Madax ka Tirsan Midowga Yurub

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta Xafiiskeeda kulan kula qaadatay Saraakiil ka socday Midowga Yurub oo socdaal ku...

Siyaasi Mustafe Shiine oo Kashifay Cida Ka Danbaysa Dagaalka Ceel-afweyn

0
Hargeisa (HargeisaPress)– Guddoomiyhii hore ee gobolada Awdal, Gabiley, Sool iyo Maroodi Jeex, Mustafe Cabdi Ciise “Mustafe Shiine” ayaa bedka soo dhigay cida ka danbaysa...

Abaaruhu Ma Inoo Horseedi Doonaan Horumarka iyo Isku-duubnida Bulshada? Qalinkii: Mustafe Adam

0
Waxa aynu ka wada dharagsanahay wararka dhiilada leh ee inaga soo gaadhaya gobolada, degmooyinka iyo guud ahaan deegaanada dalka, ha ugu badnaadaan jiidaha xeebta...

Somaliland oo 8 nin dil toogasho ah ku Xukuntay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Somaliland ayaa sideed nin ku xukuntay dil toogasho ah sida uu BBC-da u xaqiijiyay guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka-sida ee derejada kowaad Koroneyl...

Muxuu Yahay Khilaafka Soo Kala Dhexgalay Xawaaladaha iyo Shirkadda Telesom?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Waxaa ay dood kulili ka dhex taagantahay Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland iyo Xawaaladaha qaar ee ka hawlgala dalka Somaliland. Arrinta lagu muransan yahay,...

Wasaaradda Arimaha Gudaha oo Soo Bandhigtay E-baasaboorka Cusub ee Somaliland + DAAWO SAWIRRO

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Wasaaradaha Arimaha Gudaha Somaliland ayaa soo bandhigtay baasabooradda cusub ee Somaliland E-passport loo yaqaano, kuwaasi oo la bixin doono inta la...