Dr. Moha Farah Jire oo ah Saxafiyad ka Faaloota Arimaha Africa iyo Caalamka ayaa ka hadashay Doorashada Ethpoia

0
1335

Hargeysa, (HargeisaPress) — Dr Moha Farah Jire Oo Maanta HargeisaPress.com la hadashay ayaa  Waxay Kaa Warbixisay Doorashadaa Madaxtinmo Ee dalka Ethpoia Oo 24 bishaan dhic doonta Waana Doorashadii Shanaad Ee Had Dumiradiyaa Loo Soo Qabtoo Sidoo Kale Moha Waxay Aad Ulaa Hadashay Saxaadada Aduunka Oo Ay Ugaa Digtay Inaan Lagaa Hor Dhicin Gudiga Doorashoyinka Ethiopia  Dhankaa Kalaana Waxay Dardaaran Uu soo Jeedisay Qoomiyadahaa Kalaa Gaadisan Ee Ku Nool Ethiopia Oo Ay Uugu Baaqday In Nabadgalyada la ilaaliyo.
Dr. Moha Farah Jire oo ah Wariye Reer Somaliland ah ayaa imika ah safiir sharafeed arimaha bani aadamnimada ah ee dalka Ghana

 

 

Abdikariim Qoor Gaab – Germany HargeisaPress

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here