Daawo Muuqaal: Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Kulan la Qaadatay Madax ka Tirsan Midowga Yurub

0
784

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta Xafiiskeeda kulan kula qaadatay Saraakiil ka socday Midowga Yurub oo socdaal ku jooga caasimada dalka ee hargaysa.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here