Jidka Isku Xidha Kalabaydh iyo Wajaale Oo Daadad Waxyeelo Gaadhsiiyeen
Gabiley (HP): Roobab xoogan oo maalmahan ka da'ayay gobolka Gabiley ayaa waxyeelo soo gaadhsiiyay jidka isku xidha Kalabaydh iyo Wajaale.
Waxaanay roobabkaasi bur-buriyeen qaybo ka...
Somaliland: Booliska Oo Ka Hadlay Murashaxiin La Xidhay
Hargaysa (Hargeisa Press): Taliska guud ee ciidamadda booliska Somaliland ayaa ka hadlay xadhig maalmihii u danbeeyay lagula kacay xubno ka mida murashaxiinta doorashooyinka ee...
Madaxweyne Biixi oo Gaadhay Berbera, Xadhiggana Ka Jaray Mashaariico Kala Duwan
Berbera (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.
Madaxweynaha...
Wiil Soomaali Ah oo Lagu Dilay Magaalada Minneapolis
Minneapolis (Hargeisa Press) – Waxaa xalay lagu dilay xaafadda Cedar ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota wiil Soomaali ah oo ka mid ahaa shaqaalada...
Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Xaaladaha Cakiran Ee Dalkiisa Ka Taagan
Muqdisho (HP): Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladihii cakirnaa ee colaadees iyo siyaasadeed ee maalmahan ka taagnaa magaaladda Muqdisho.
Waxaanu sheegay in ay...
USA iyo EU Oo Taageeray Go’aanka Rooble, Galmudug iyo HirShabelle
Muqdisho (HP): Dawladda Maraykanka iyo ururka Midawga Yurub ayaa si wada jir ah u taageertay go’aankii ay galabta qaateen madaxda maamul goboleedyadda Galmudug iyo...
Agaasimaha Radio Mustaqbal Oo Ka Warbixiyay Bur-bur Loo Gaystay Xaruntii Idaacadaasi
Muqdisho (HP): Ciidamo ka tirsan kuwa dawladda federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay maanta bur-buriyeen xafiiska idaacadda iyo telefishanka gaarka loo leeyahay ee...
“Waxaa naga go’an ka shaqaynta doorasho xor ah heshiisna lagu yahay”…
Baydhabo (Hargeisa Press): Maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimaha cakiran ee amni darro iyo siyaasadeed ee ka taagan dalka Soomaaliya...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Soomaaliya Oo Ka Hadlay Xaaladaha Taagan
Muqdisho (HP): Guddiyada hirgelinta doorashooyinka dalka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay galabta gaadheen maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug sidoo kalena uu taageeray Ra'iisul wasaare...
Guddoomiyaha Xisbiga Wadda Jir Oo U Riyaaqay Go’aankii Raysal Wasaare Rooble
Muqdisho (HP): Guddoomiyaha xisbiga Wadda jir C/raxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa soo dhaweeyay maamul goboleedyaddii qaatay go’aankii ay kaga hor yimaadeen colaadii maalmahan ka taagnayd...