Ganacsade Baabuur Ku Caawiyay Cusbitaal Ay Haween Hirgeliyeen
Hargaysa (HP): Ganacsade Sayid Cali, oo ka mida ganacsadda reer Somaliland ayaa baabuur Bas ah ku wareejiyay cusbitaal cusub oo ururka Haweenka ee Gaarroodi...
Shirkadda Urban Medical West Oo Gubtay Qalabkii Loo Isticmaalay Talaalka Covid-19
Hargaysa (HP): Shirkadda Urban Medical West ayaa maanta xarumaha caafimaadka ee magaaladda Hargaysa ka ururisay qalabkii loo isticmaalay talaalka caabuqa Covid-19.
Waxaanay shirkadu si mutadawacnimo...
Hargaysa: Maxaa Loo Qabtay Qoysaskii Ay Dhibaatadu Ka Soo Gaadhay Roobka?
Hargaysa (HP): Golaha Guurtidda Somaliland ayaa wax ka waydiiyay haayadda ka hor taga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka qoysas ay dhibaato ka soo gaadhay...
Khasaaraha Qarax Caawa Ka Dhacay Muqdisho
Muqdisho (HP): Saraakiil ka tirsan ciidanka ayaa ku geeriyooday Qarax caawa fiidkii ka dhacay magaaladda Muqdisho.
Qaraxan oo ahaa mid xoogan oo Caawa ka dhacay...
Deeqo Waxbarasho Oo ay Itoobiya Siisay Somaliland Oo La Naadinayo
Hargaysa (HP): Wasaaradda waxbarashadda iyo sayniska ee Somaliland ayaa shaacisay in aanay weli soo dhamaystirmin tiradda ardaydii la rabay deeqaha waxbarasho ee ay Itoobiya...
Barnaamijka Daawaynta Nafaqo Darida Oo Laga Daah-furay Laascaanood
Laascaanood (HP): Waxaa maanta magaaladda Laascaanood laga daah-furay barnaamijka soo celinta nafaqadda iyo daawaynta ee Hooyadda iyo Dhalaanka.
Barnaamijkaasi waxaa fulinaysa haayadda AMPICAM, kaasoo lagu...
Wasiirka Deegaanka Oo Shaacisay In Ay Xidhayaan Seereyaasha Dalka
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland
Marwo Shukri Xaaji Imaacil Baandare, ayaa sheegtay in la xidhaayo seerayaasha dalka.
Waxaanay shacabka degan meelaha...
Maamulka Gobolka Sool Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Hubka Magaaladda Lagu Dhex Qaado
Laascaanood (HP): Maamulka gobolka Sool ayaa soo saaray awaamiir ay ku xadidayaan hubka lagu qaato gudaha magaaladda Laascaanood.
Shir ay maanta xarunta maamulka ku yeesheen...
Soomaali Ku Soo Baxday Doorashooyinkii Ingiriiska
London (Hargeisa Press) – Ugu yaraan afar musharrax oo Soomaali ah, ayaa ku soo baxay doorashooyinkii deegaanka ee Khamiistii ka dhacay dalka Britain.
Soomaalida, ayaa...
Imaaraadka oo $1 Billion Ku Bixinaya Jidka Isku Xidha Somaliland iyo Itoobiya
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka, ayaa heshiis lagu dhisayo jidka isku xidha Somaliland iyo Itoobiya la...