Ganacsade Baabuur Ku Caawiyay Cusbitaal Ay Haween Hirgeliyeen

0
362

Hargaysa (HP): Ganacsade Sayid Cali, oo ka mida ganacsadda reer Somaliland ayaa baabuur Bas ah ku wareejiyay cusbitaal cusub oo ururka Haweenka ee Gaarroodi ay dhawaan ka hirgeliyeen magaaladda Hargaysa.
Gamacsade Sayid Cali, ayaa balan qaaday inuu diyaar u yahay in wixii karaankiisa ah uu mar kasta cusbitaalkaasi ku caawiyo.
Sidoo kale Sahra Biixi, oo ah gudomiye ku xigenka ururka Haweenka ee Gaarroodi ayaa u mahad celisay ganacsadaha.
Waxaanay sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay ka qayb galka muga leh ee cusbitaalka.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here